Hadalkaan waxaa maanta kulankii Golaha Shacabka ka sheegay gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golasha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey.
Waxa uu sheegay in tiro Xildhibaano ah ay u soo gudbiyeen Mooshin dhanka amniga ah kaa soo ay ku doonayaan in laga hadlo.
Waxa uu sheegay in arrintaan si hoose loo xalain doono ama Baarlamaanka ay hor-imaan doonaan Xubnaha dhanka amniga ah ee Xukuumadda Soomaaliya.
Hoos Ka Dhageyso Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey.