Waxa la so badbaadiyey goor dhaw Sheikh Cali Wajiis Oo ah caalim weyn oo aad looga yaqaano magaalada Muqdisho iyo Muxalilka Xasan Xundubeey.
saraakiil NISA ah aya Dalsan u xaqiijisay waxaase wali la’yahay dad badan oo gudaha hotelka ku jira
la Soco wixi so kordha