Waxaa goordhow Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu soo gaba gabeeyay shirka Madaxda dowlad Goboleedyada kaas oo mudo 4 maalin ah ka socday Magaalada Kismaayo.
Shirka oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga, Siyaasada iyo Dhaqaalaha ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda Maamulada Jubbaland, Puntland Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo Galmudug.
Warmurtiyeedka shirka laga soo saaray oo ka kooban 16 qodob oo soo gaaray Radio Dalsan Hoos Ka Akhriso.