War Maanta ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Glmudug ayaa waxaa Wariyayaasha ka howlgalla deegaanada Galmudug looga mamnuucayay in ay baahiyaan Wararka ka dhanka ah Mamulka Galmudug balse waxaa Warkaas ka jawaabay Wasaarda Warfaafinta ee isla Maamulka Glmudug.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Cabdirxmaan Jaamac Afrax  ayaa waxaa lagu sheegay in ay reeban tahay xayiraada iyo caburinta Saxafiyiinta ka howlgalla deegaanada Galmudug.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran