Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Puntland ayaa Khamiistii Maanta waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada Boosaaso kaas oo ay kaga hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen amniga,horumarinta deegaanada Puntland iyo Shirka Kismaayo.
Kulanka kadib ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed ku aadan qodobadii ka soo baxay shirkaas.
Qodobadii ugu muhiimsanaa ayaa waxaa ka mid ahaa in Puntland ay shirkaas ka qeybgaleyso isla markaana uu yahay qodob Dastuuri ah.
Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka oo dhameystiran.