Kadib markii Gelinii dambe ee Maanta Maxkamada Sarre ee Galmudug ay soo saartay War Qoraal ah oo ku saabsan in ay aqbashay Go’aankii ay Xildhibaanada Galmudug si kala Gooni Gooni ah uga qaadeen Madaxweynihii Galmuudg ku xigeenkisii iyo Gudoomiyaha Baarlaamanka Maamulkaas ayaa waxaa ka jawaabay Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.
Intaas kadib Dalsan ayaa la xiriirtay waxa uuna sheegay in Glmudug aysan laheyn wax Maxkamad S are ah isla markaana Qoraalk soo baxay uu yahay mid aan waxba ka jirin.
Hoos Ka Dhageyso hadalyar oo kooban uu siiyay Radio Dalsan