Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku fulisay Laba Xubnood oo hore Uga Tirsanaa Kooxda Al Shabab.
Ragga la toogtay ayaa kala ahaa Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo hore U dilay Xildhibaano ay kamid ahaayeen
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd
Xildhibaan Saado Cali Warsame
Xildhibaan Aadan Maxamed Cali “ oo Caan ku ahaa Sheekh Aadan Maddeer