Xildhibaanada Galmudug ee dhawaan sheegay in ay xilka qaadista ku sameeyeen Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maant waxa ay Magacaabeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug.
13 Xubnood ayuu ka kooban yahay Guddigaan kuwaas oo laga soo xulay xildhibaanada dhexdooda waxa ayna isugu jiraan gudoomiye, Gudoomiye ku xigeen iyo Xogheyn intaba.
Hoos Ka Dhageyso Codka  Magacabista oo u Akhrinayo gudoomiyaha KMG,ka ah ee Baarlamanka Galmudug xmed Yuusuf ciyoow kana Akhriso Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug