Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Fowziyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Hindise sharciyeedka Caafimaadka uu qeyb ka mid ah dhigayo wax ka qabashada dhinaca Caafimaadka iyo sida loo maro.
Waxa ay sheegtay in haatan dalka aysan jirin waxyaabo tayo leh oo laga isticmaalo oo ah dawooyinka mararka qaarna la keeno Dawooyin dhacay.
“Runtii waxaa jira in dadka Soomaliyeed badankooda ay aamineyn dhaqaatiirta Ajnabiga ah sidaasna kuweeni ay ku yaraadeen,balse qodobo ka mid ah Hindise sharciyeedka Caafimaadka uu dhigayo in wax badan laga bedeli doono ayay tiri Wasiiradaâ€
Waxay sidoo kale sheegtay in Wasaaradu hubin doonto Goobaha Waxbarashada ee lagu barto maadooyinka Caaffimaadka. Oyo Manaahijta ay wax ku bixiyaan.
Sido kale waxa ay sheegtay in Goobaha qaar lagu arkayo 8 Sano jir Dawo gadayo iyo 6 Jir ka gadanayo Wasaaradeedana ay arrintaasi qorsho looga hortago ay sameyn doonto.