Howlgalkaan ayaa Caawa Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida Soomaaliya waxa ay ka wadaan Xaafado ka tirsan Gudaha degmada Dharkenley ee Gobolkaan Banaadir kaas oo lagu qabqabtay dad boqol kor u dhaafaya.
Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay sigaar ah uga sameynayaan Xaafada xoosh ee degmadaasi dharkenley ilaa Saldhiga Galbeed,waxaana la soo sheegayaa in howlgalku uu weli socdo.
Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in dad farabadan oo dhalinyrao u badan howlgalkaas lagu qabqabtay isla markaana kuwaas oo uu uu sheegay in la isugu geeyay Barxad ku taalla Saldhiga Galbeed ee degmada Dharkenley laguna baarayo.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com