Kooxo hubeyn ayaa Caawa qeybo ka mid ah Xaafada kaawa godeey qeybta degamada dharkenley ku dilay laba ruux.
Dadka la dilay ayaa Goobjoogayal waxa ay sheegayaan in ay kala ahaayeen Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada iyo sidoo kale Nin Sarifle ah.
Kooxdii dilka geysatay ayaa Goobta isaga baxsatay, waxana Goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowaldda Soomaaliya kuwaas oo hadda howlgal ka wada halka uu dilka ka dhacay.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com
Â