Wasiirka Cusub ee Amniga Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay caqabada ka dhalan karta diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga oo bilihii u dambeeyay dhibaatada ugu daran ee deegaanada Puntland ka jirta ay noqotay.
Axmed Cabdullaahi yuusuf ayaa sheegay in diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga ay qeyb ka tahay amnidarada ka jira deegaanada kala duwan ee Puntland sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu ugu baaqay Ganacsatada iyo Shacabka puntland in sicaadi ah ay lacagtaas u isticmalaan.
Hoos Ka Dhageyso Wasiirka Amniga