Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Mshruuc ay maalgelineysa Hay’adda UNDB, kaas oo lagu Shaqaleysiinaayo ilaa Kun Dhalinyaro ah.
Madaxa UNDP  ee Soomaaliya Pater De Clercq, oo Goobjoog ka ahaa Munaasabadda ayaa sheegay in hay’adda UNDP  ay siiwadi doonto Mashruucyada dalka lagu hormarinayo iyo kuwa Dhalinyarada Soomaaliyeed lagu Shaqaleysiinayo.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa isna sheegay in ka Gobolka Banaadir ahan ay saakay  fureen Mashruuc la mid ah kana hadda ay maalgelineyso  Hay’adda UNDP.
Hoos Ka Daaso Sawirrada