Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa dhamestiray xubnihii ka dhinaa Golihiisa Wasiirada Cusub.
Madaxweyne Xaaf,ayaa Maanta Magacaabay, laba Wasiir hal wasiir ku xigeen iyo hal Wasiiru dowle,kuwaas oo isla Maanta la ansixiyay lana dhaariyay.
Hoos Ka Akhriso wareegtada Magacaabiusta Wasiirada