Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda gaaray Magaalada Qaahira e dalka masar,kadib Casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaaasi Masar.
Soo dhaweyn kadib madaxweyne Farmaajo ayaa la geeyay xarunta madaxtooyada Qaahira ee Itixaadiya,isaga oo Salaan sharaf qaatey.
Hada waxa uu la shirayaa hoggaamiyaha dalka Masar Cabdifitaax Al-sisi,oo uu Casuumaada ka helay.
Qoraa Cabduqaadir Jakaarta
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com