munaasabad ay ka qeyb galeen Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha xildhibaano iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay xarunta xalane ee muqdisho
khadiija maxamed Diiriye wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada oo ka hadashay madashay ayaa sheegtay in ay diyaariyeen qorsha yaal lagu hormarinayo dhlinyarada
Dhiniciisa Ra,iisul wasaare ku xigeenka xukuumada dalka mudne mahdi maxmed guuleed Khadar ayaa sheegay in Dhalinyarada ay yihiin kuwa kaliya ee hor marin kara Dalka Dhinac walba
Halkan Ka Dhageyso War-uu ka diyaariye wariyeheena  Cabdinaasir Socdal.