Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay iminka qorsheyneyso sidii kal horaba ay xukuumadda ay bilaawday baaritaano ku aadan Shirkadaha iyo Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ku sugan Muqdisho islamarkaana sisharcidaro ah uga Shaqesta.
Waxa uu soo hadal qaaday Wasiirku  Xerada Xalane iyo Garoonka Aadan-Cadde Shaqaalaha Ajaanibta ah iyo shirkadaha sida Sharcidardaha ah uga Shaqeesto,islamarkaana dhismooyinka ku xeeran Garoonka Aadan Cadde aysan aheyn kuwo Sharci ah.
Sidoo kale waxa uu sheegay in ay jireen heshiisyo ay wasaarada Arrimaha Dibadda la gashay Qaramada Midoobay,balse ay jiraan shirkado kale oo sisharcidaro ah uga dhex Shaqesta Garoonka iyo Xerada Xalane.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka