Madaxweyne ku xigeenka  Puntland Eng, Cabdi Xakiin Xaaji cumar Camey ayaa maanta aaday safar dibada ah, isagoo isla maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.
Camey ayaa kusii jeeda dalka Kenya, isagoo ugasii gudbidoona dalka Zambia oo wadan uu madaxweyne ku xigeenku ku leeyhay ganacsiyo kala duwan.
Waxaa kale oo Camey tagayaa sid la sheegay dalka Jabuuti.
Hadalkaan ayuu Camey ka sheegay shir jaraaid oo uu Gaalkacyo ku qabtay isagoo ka hadlayay boqqasho uu ku tagay isbitaalka magaalada Gaalakcyo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka