Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa kadib ansixintii Golaha Cusub ee Wasiirada Mamulkaas waxa uu mahadcelin u jeediyay Baarlamanka  Puntland.
Sidoo Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa  la dardaarmay xubnaha Golaha Wasiiradda  Cusub ay maanta ansaxiyeen Baarlamaanka Puntland,isagoo ugu baaqay in ay si huufan Shacabka ugu Shaqeeyaan.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Gaas.