Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo saaray amar ah in dadka degan Madaxtooyada soomaaliya ay sidhaqso ah uga guuraan.
Warqad uu soo saaray ayaa waxaa ku qornaa in madaxda degan Villa soomaaliya ay mudo 14 maalin gudahood uga guuraan si loo dhiso.
Wareegtada ayaa sidoo kale waxaa lagu ogeysiiyay Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada iyo Abaanduulaha Ilaalada in ay dhaqan geliyaan amarkaan.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada.