Weli Shacabka Culuma’udiinka ku nool deegaanada Maamulka Soomaaliland waxa ay walaac ka muujinayaan mudo 30,Sano kadib Kaniisad laga furay Magaalada hargeysa.
Qaar kamid ah Shacabka Magalada Hargeysa ayaa ka soo horjeestay in kaniisad laga furo Magaladaas,waxa ayna tilmaameen in ay tahay ayaan daro isla markaana sheegay in aysan udul qaadaneen in madaxda maamulka Soomaliland ay ogolaadAan in kaniisad laga hirgaliyo magalada Hargeysa.
Hadalka Shacabka ayaa imaanaya xili maalmo kahor  Maamulka Soomaaliland ay soo dhaweyeen in laga Hirgaliyo Kaniisada Magalada Hargeysa.
Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka Magaalada Hargeysa