Akhristayaasha Radiodalsan.com Waxaan Halkaan ugu soo gudbineynaa Sawirrada Kulankii Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Kulanka Maanta oo ahaa mid xasaasi ah ayaa Xildhibaanada waxa ay ku laaleen Go’aankii Maxkamada Sare ee dalka kaas oo ahaa in dib loogu laabto doorashada 8 Golaha Shacabka ka mid ah kuwaas oo la isku qabsaday doorashadooda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka