Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan Deg DFeg ah isugu yeeray dhamaan Odayaasha Dhaqanka Puntland iyada oo laga jawaabayo codsi ka yimid mid ka mid ah Beelaha Puntland oo Cabasho qabto si loo qanciyo.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Gaas,Hoos ka Akhriso