Xiligaan Magaalada Muqdisho iyo qeybo badan oo dalka ah waxaa laga dareemayaa Qiimo koror ku yimid Digirta oo ka mid ah dalagyada ka baxa dalkeena.
Waxaa jira Goobo lagu iibiyo Digirta iyada oo Ceyriin ah iyo waliba iyada oo Bisil,waxana ka Ganacsada dad isugu jira Rag iyo dumar.
Hadaba Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyay Wariye Cabdinaasir Yuusuf(Socdaal)