Maxamed Cabdullaahi farmaajo madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis hordhac ah la gashay shirkad Caalami ah taas oo sahmisa Biyaha ku hoos jira dhulka hoostiisa.
Waxa uu sheegay in qorsha dowladda uu yahay in 24 Bilood ee soo socotaa in la baaro Biyaha ku jira dhulka hoostiisa iyada oo la adeegsanayo Sataletesida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in qorshahaan ay dowladda kaag gol leedhay in laga baxo faqriga iyo Gaajada islamarkaana Soomaalida ay isku filnaadaan.
Hadalkaan ayaa Madaxweyne Faraamjo waxa uu ka sheegay furitaankkii kala-fadhiga labaad ee Kulanka Xubnaha Aqalka Sare ee uu shalay Muqdisho ka furay
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha