Xiisad ayaa weli k taagn deegaanka xeraale ee Gobolka Glgaduud taas oo dhalisay Gacan k hadal dhex mry Maleeshiyaad hubeysn oo tageersan mamulka Galmudug iyo Ciidamada Maamulka Gobolada Dhexe ee hlusuna Wal-Jamaaca.
Bashiir Daahir Dhegabadan,Gudoomiyaha deeganka xeraale oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xrunta Muqdisho ayaa sheegay in ay soo weerareen Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolada Dhexe ee hlusuna Wal-Jamaaca islamarkaana uu dagaal kooban dhex maray labada dhinac.
Sababta keentay dagaalkaas ayaa waxa uu ku sheegay in ay tahay in iyagu ay yihiin kuwo taageersan Mamulka Galmudug ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed geelle ducaale(Xaaf) hlka Ahlusun ay iyana diidan yihiin,Waxa uun sheegay in daagalkaas uu ku geeriyoody hal qof.
Weli dhankooda Maamulka Gobolada Dhexe iyo kan Galmudug masuuliyiintooda kama hadlin dagaalka Ciidamada kala taabacsan ku dhex maray deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud.
Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha