Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo maanta dib ugu  laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay shirkii golaha qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shirkaas Guulo waaweyn laga gaaray isagoo faah faahin guud ka bixiyay qodobadii ugu waaweynaa eek as oo baxay kulankaas.
Hoos ka daawo Muuqaalka Madaxweynaha oo ka hadlaya arimahaasi
https://youtu.be/6zqx8iEYwDc