Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa si adag uga hadlay Weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen saldhiga degmada Waaberi halkaas oo ay ku dhinteen shacab iyo askar.
Waxaa uu sheegay in  Shabaab bartilmaameedkoodu ahaa iney laayaan shacabka, laakiin dowladu ay fashilineyso qaraxyo kale oo badan.
Wasiirka ayaa tilmaamay ineysan seexan doonin inta magaaladda Muqdisho amaankeeda lasoo celinayo.
Ugu dmbeen waxa uu ugu baaqy Shacabka Magaalada Muqdisho ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay dowladdu kula jirto.
Hoos K Dhageyso Codka