Xog ay heshay Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeeysaa in la magacaabay Taliye ku xigeenka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee Gobolka Banaadir.
Xilkaan ayaa waxaa loo magacaabay Gaashaanle  Maxamuud C/qaadir Xaaji (Jeego)
Tani ayaa waxa ay qeyb ka tahay magacaabista iyo xilka qaadista xukuumada Madaxweyne Maxamed Cbdullaahi(Faramajo)
Maalmaha soo socda ayaa sidoo kale la filayaa in sidaan oo kale la magacaabo masuuliyiin halka kuwo kale xilka laga qaadi doono.