Taliska Ciidamada ilaalada Badda Maamulka Galmudug iyo Ciidamada NATO ee Saldhiga ku leh Xeebaha Dagmada Hobyo ee Koofurta Bari Gobalka Mudug ayaa baaritaan ku haya Sababta keentay in uu  qalibmo Shacraf waday Qalab loogu talo galay in lagu dhiso Dekadda, Garoonka Diyaaradaha iyo Wadada Xariisa Gaalkacyo iyo Hobyo.
Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in iminka ay wadan baaritaano ku aadan qaabka uu u dahcay kiiskaas oo uu ka dhashay khasaaraha Burburklabkii lagu dhisi laha Wadada xiriirisa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo.
Hadaba Warkaan waxa inoo soo diray Wariyaheena Gobolada Dhexe Saacid Abshir.
Hoos Ka Dhageyso Codka