Raisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Federaalka Mahdi Axmed Guuleed Qadar ayaa kahadlay aasaaskii Ururukii Gobanimadoonka ee SYL.
Raisul Wasaare kuixgeenka ayaa Hambaliyo ku aadan 15-May waxa uu u diray Dhalinyarada Somaliyeed isaga oo sheegay in halyeeyadii aasaasay SYL ay uduceenayaan.
Waxaana uu kahadlay ahmiyada Maanta oo kale u leedahay Ummada Somaliyeed,Munaasabo maalintaa lagu weeneenayo ayaa maanta waxa ay ka dhacayaan deegaano badan oo Dalka ka tirsan,Waxaana hadda Muqdisho ka socda Munaasab weyn oo lagu xusayo 15-May
Halkan ka dhageyso Raisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Qadar: