sida uu idaacada Dalsan u xaqiijiyay nabadoon Jaamac Maxamauud Cali oo ku magacdheer Jaamac Guure ayaa waxa uu sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Liyuu-boliska ee looga arimiyo dhulka Soomaalida ee Galinka 5-naad ee 2-gabdhood ka qafaasheen tuulo u’dhow deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud
nabadoonka ayaa sheegay in aysan garaneen sababta ay arinkaasi u sameeyeen ciidamada Liyuu-boliska wuxuuna baaq u’diray madaxda ugu sareeso dalka
Halkan hoose ka dhageyso codka