Waxaa kooxdaΓΒ Xuutiyiinta ee ka dagaalanta Dalka Yemen ay aqbashay in la aaso meydadka 42-tan Soomaali ah, kuwaas oo laba Bil ka hor lagu dilay duqeyn ka dhacday dalkaasi.
Qunsulka Soomaaliya ee Yemen Axmed Suudaan ayaa sheegay in dadaal badan, kadib lagu guuleystey in ΓΒ Xuutiyiinta aqbalaan in la aaso dadka dhintay.
Γ’β¬ΕXuutiyiinta waxa ay ka sugayeen in dowlada federalka Soomaaliya ay ka helaan qoraal cadeynaya in qaxootiga Soomaalida ah ay dilkooda masΓ’β¬β’uul ka yihiin isbahaysiga taageera dowlada Yemen,Γ’β¬Βayuu yiri qunsulka.
Diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ayaa soomaalidaasi ku dilay dalka Yemen, kadib duqeyn ka dhacday dalkaasi, waxaana in la aaso dadkaasi ka horymid kooxda Xuutiyiinta ee mucaadaka ku ah dowladda Yemen.