Siyaasiga C/laahi Shiikh Xasan  oo wareysi siiyey Raadiya Dalsan ayaa sheegay inuu rumysanyahay in kulamada malahan socda ee la leeyahay xaqi Muqdisho ayaa lagu raadinayaa iney yihiin kulamo siyaasadeed oo dd gaar ah qorsho la leeyihiin inta kalena lagu awrkacsanayo.
Waxa uu sheegay  in maqaamka Muqdisho uu aaminsanyahay in loo raadin karo wadiiqad ka duwan mida hada la siyaadadeynayo.