Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xassan Cali Kheyre oo ka hadlaayey arrimaha amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qof walbaa uu waajib ka saaranyahay ka shaqeynta dhinaca nabad galyada.
Ra’isul wasaare Kheyre ayaa tilmaamay in ganacsatada la’aantood aan lagu guuleysan Karin xaqiijinta aminga oo ugu baaqay inay si weyn dowladda ay ugala shaqeeyaan dowladda suguda amniga, si ay loga hortago dhibaatooyinka amni ee ka jira dalka.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.