Waxaa maanta maagaalada  Muqdisho, markii ugu horeysay yimid madaxweynaha cusub ee maamulka Glamudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, kaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Muqdisho.
Madaxweyne Xaaf ayaa ka hadlay safarkiisa, waxaana uu sheegay inuu u yimid  ka qeyb galka kulamo ka dhacayo Muqdisho iyo kan bishaan 11-keeda ka furmayao magaalada London.
Seddexdii bishaan May ayaa loo doortay Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug, kadib doorasho ka dhacday magaalada Cadaaado, kaasi oo badalay madaxweyne Guuleed oo xilkaasi isaga tagay.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.