Madaxda Maamulka Jubbaland ayaa Tacsiyadeeyey geeridii  ku timid Allaha unaxariistee wasiir Cabaas C/laahi Siraaji oo ahaa wasiirka howlaha Guud iyo Dib u Dhiska xukuumada Soomaaliya,kana tirsanaa Baarlamaanka soomaaliya .
Jubbaland qoraal ka soo baxay ayaa looga dalbaday xukuumada inay soo baarto falkii lagu dilay wasiirka, oo ka mid ahaa xildhibaanadii lagu soo doortay Kismaayo.
Halkaan hoose ka AKHRISO Qoraalka: