kulan ay manta wada qaateen culumada Ahlu Suna Waljameeca ayaa waxa ay uga hadlen urur diimeed dhawaataan ka soo shaacbaxay qeebo kamid ah dalka kaa oo lamagacbaxay Al-saaciduuna Bilxaq.
gudoomiyah guud ee Ahlu Suna Macalin Maxamuud Sheekh Xassan Faarax ayaa ka digay ururkan asagoona sidoo kale baaq udiray dowlada Soomaaliya taa oo qusuusa ururka Al-saaciduuna Bilxaq.
Halkan hoose ka dhageyso codka