Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka Cali Xisri Barre Cali Gaab oo dhawaan markale loo magacaabay xilkan ayaa sheegay in mootooyinka Bajaajka ay dhibaato ku hayaan wadadaas, islamarkaana uu talisku ka fiisran doono, sidii laga yeeli laaha isticmaalka mooto ee wadadaas.
Cali Gaab ayaa tilmaamay in xilligii hore ay mootooyinku isticmaali jirin wadada Maka Al-mukarama, taasina hada ay ka soo saari doonaan shuruuc gaar ah, si loo xadeeyo arrinta Mooto bajaajka oo uu ka dhawaajiyey in dhibaato lagu qabo.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.