Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Cabdixakiin Dahaair Saciid saacid ayaa faray ciidanka booliska inay si hufan o asluubeysan ay ula dhaqmaan shacabka inta ay ku jiraan howlgalada iyo hool maal-meedkooda shaoqo.
Taliye Saacid ayaa sidoo kale sheegay in amnigu yahay muhiimada koowaad ee nolosha, isla markaana loo baahanyahay in shacabka iyo ciidamada booliska ay wada shaqeeyaan, si looga hortago falalka amaan darri iyo dhibaatooyinka jira.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.