gudoomiyaha deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug C/risaaq Axmed Jaamac oo la hadlay dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay shilgaari oo maanta ka dhacay deegankaas.
gudoomiyaha ayaa sheegay in gari looyaqaano Noha uu rogmaday islamar’ahaantaana halkaas uu qasaaro ka soo garaay 2-ruux oo kamid ahaa dadkii saarnaa garaigaas.
Halkan hoose ka dhageeso codka