Siyaasiga Daahir Shidane oo kamid ah siyaasiinta ku sugan Cadaado oo lahadlay Dalsan ayaa waxa uu ka hadlay wadahalka lafilayo in ay yeeshaan maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.
Siyaasiga ayaa sheegay in ay haatan socoto bur-burinta maamulka Galmudug wuxuuna sharci daro ku tilmaamay wadahalka ay masuulyiin ka tirsan Galmudug la qaadan doonaan maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhaxe
Halkan hoose ka dhageyso codka