Xafiuiska QM ugu qaabilsan Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee OCHA ayaa sheegay in ku-dhawaad 536,000 00 qof ka barakaceen Guryahooda tan iyo bishii November ee snndkii hore, kadib, markii Abaro ku dhufteen qeybo ka mid ah Somlia.
OCHA waxay tilmaamtay in ku-dhawaad 70,000 qof oo Sopomaali ah yimaadeen Baydhabo, iyadoo ku-dhawaad 72,000 kale soo gaareen Muqdisho bishii la soo dhaafay ee March oo keliya, si ay u helaan cunto iyo biyo.
Warbixinta oo looga hadlay Xaalladda Abaarta ee Somalia waxaa kale oo lagu muujiyey inuu jiuro Bara-kac Baahsan, iyadoo ay Cuddurdd sii faafayan, taasi oo keentay dhibaatada haysata ddk iyo geerida.
Dhinaca kale, Hay’adda OCHA wxay kaloo sheegty inau ugu yaraan 2,000 00 qof oo ka barakacay Abaaraha Somalia gaareen Xerdda Dhadhaab muddadii u dhexeysay bishii Decemebr 1-dii ee sannadkii hore ilaa bishii March ee sannadkan, sida laga so oxigtay Hay’adda Qaxotiga Adduunka ee UNHCR.
©Radio Dalsan