Toddobaadkan barnaamijka fanka iyo suugaanta Radio Dalsan waxaa marti ku ah Fanaan, Abwaan, iyo Laxamiiste Asad Ismaaciil Asad dheere oo ka mid fanaaniinta Kooxda Deegaan ee Muqdisho.
Asad ayaa inooga waramay taarikhdiisa, Heesaha uu qaado, kuwa uu isagu sameeyey iyo guud ahaan Fankiisa.
Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.