gudoomiyaha dhanka arimaha bulshada dharkiinley ahna ku simaha gudoomiyaha dagmadaasi C/laahi Xasan Afrax oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen askari shaley dil iyo dhawac ka geestay af-afka hore ee Ex iskuulka Dhame yaasiin Cartan
gudoomiye C/laahi Xasan Afrax ayaa sheegay in askari-gaas laga soo qabtay dagmada Hodan isla mar’ahaantaana baaritaano kala duwan lagu hayo
Halkan hoose ka dhageyso codka C/laahi Xasan Afrax