Waxaa socda gurmadka loo sameynayo dadka ay saameysay abaarta ee ku sugan qeybo ka mid ah dalka, iyadoo maanta deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho taliska ciidanka Booliska soomaaliya ay gaarsiiyeen deeq Raashin ah oo loogu talagalay dadka ku soo barakacay deegaankaasi.
Taliye xigeenka Booliiska Sareeya Guuto Mukhtaar Xasan Afrax ayaa sheegay in gurmadka maanta ay sameeyeen uusan ku keen kan maanta , balse oo uu socon doono xarumaha kalana ay gurmad gaarsiin doonaan.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.