xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaanada diidan wasiirada cusub oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay ugu horeen saba-baha ay ku diideen wasiirada uu dhawaan ku dhawaaqay ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheere.
sidoo kale xildhibaanka oo hadalkiisa siiwata ayaa shaaciyay tirada xildhibaanada haatan diidan wasiirada iyo kuwa saxiixay warqad loo diray Ra’iisul wasaaraha oo lagu codsanayay in dib loogu laabto wasiirada cusub.
Halkan hoose ka dhageyso codka