dhawaan ayee aheed markii madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta uu socdaal ku tagay dagmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, taa oo siyaabo kala duwan uga hadleen qaar kamid ah bulshada.
Xildhibaan maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada golaha Shacabka oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu si faa-faahsan uga hadlay socdaalka Uhuru Kenyatta
ugu horeen Dalxa ayaa waxa uu ka hadlay duqeynta dad Soomaali ah loogu geestay xeebaha wadanka Yaman
Halkan hoose ka dhageyso codka