Wararka hordhaca ah ee aan heleyno ayaa shegaya in 2 Qarax ay ka dhacday wadada Dabka agagaarka Hotel Wehliye kadib markii qaraxyo lala beegsaday gaari la shegay inuu marayey afaafka hotelka oo uu saarnaa Wasiirka Kaluumeysiga DFS Maxaed Cumar Ceymooy.
Wixi so kordhaa Radio Dalsan kala soco.