Caalimka weyn ee ka tirsan Culumaa’udiinka Soomaaliyeed, Al-sheekh Cismaan Xiddig waxa uu hoygiisa ku yaalla Degmadda Kaaraan ee magaalladda Muqdisho ku qaabilay Hogaamiyaha Ahlu-sunna  Wal-jameeca, Macallim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax.
Labada Sheekh waxay ka mid yihiin Allaha Xafidee Culumaa’udiinka u taagan Faafinta caqiidada wanaagsan iyo ka-hortaga fahamka qaldan ee ay kuwa lunsan ka bixiyaan Diinta Islaamka.
Kulankooda waxaa goobjoog ka ahaa Mashaa’iq badan oo magac iyo maamuus ku leh Mujtamaca Soomaaliyeed.
©Radio Dalsan